FirstName
LastName

DIYAAR MA
U TAHAY
CIYAARTA?

Clock Icon

SAACADAHA

IsniinXiran Nadaafad iyo
Munaasabad Gaar ah
Talaado9 am – 5 pm
Arbaco9 am – 5 pm
Khamiis9 am – 7 pm
Jimco9 am – 5 pm
Sabti9 am – 5 pm
Axad9 am – 5 pm
Saacadaha waa la beddeli karaa iyadoo ku xiran ciidaha ama xirnaanshaha la xiriira cimilada ama xaaladaha degdegga ah. Macluumaadka ugu cusub waxaa laga heli karaa bogga Facebook-keena.
Ticket Icon

TIGIDHADA

Xubnaha BILAASH AH
Carruurta (ka yar 1) BILAASH AH
Carruur (1+) $14
Dadka waaweyn (18+) $14
Museums for All $5
Plan Icon

HOREY U QORSHEE!

Tigidhada waxaa lagu
iibsadaa khadka tooska ah.

MEESHA AAN KU

SUGANAHAY

Up, up, and away! Our spectacular climber allows children to ascend more than 30 feet above ground to take in spectacular city views and explore massive clouds as they reach for the sky!

Galka Matxafka - 104 8th Avenue South, St. Cloud Minnesota 56301

GRCM Parking Map - Somali

SIDA HALKAN
LAGU IMAANAYO

Car Icon
KU SAFRID GAARI
  • Baarkinka waddada ee la lacag bixiyo waxaa laga heli karaa 8th Avenue S., 1st Street S., iyo 7th Avenue S. dhinaca ka soo horjeedo iridka laga soo galo dhismaha.
  • Baarkinka dabaqa waxaa laga heli karaa Centre Square Parking Ramp ee 1st Street S.
  • Baarkinka naafada waxaa laga heli karaa meel u dhow gelitaanka madxafka ee goobta Canoe Lot.
Truck Icon
KU SAFRID
BAS
  • Joogsiga baska ee ugu dhow wuxuu ku yaalaa 7th Avenue S. iyo 1st Street S. waxaana mara basaska 1, 3, 4, iyo 10.
  • Xarunta Metro Bus Transit waxay 1 baloog Bari ka xigtaa madxafka, ku na taal 5th Avenue S. . iyo 1st Street S., waxaana mara dhammaan basaska.
Stroller Icon

KU SAFRID
BAASKIIL AMA
UNISAYKAL

  • Baaskiilada iyo kareetada baaskiilada waxaa lagu xiri karaa birta taagan ee baaskiilada ee waqooyiga (bidixda) iridka weyn ee madxafka.

Adeegyada madxafka

Toggle 1
Toggle 2
DABAQA 1AAD
DABAQA 2AAD

Booqashada madxafka carruurta oo aad la joogto carruurta aad daryeesho waa waayo-aragnimo gaar ah. Safar fudud oo ku raaxayso adeegyada ay bixiso Madxafka Carruurta ee Great River, laga bilaabo la kulunka ciyaarta heersareda ah ilaa xulashooyinka cuntada caafimaadka leh ee la qaadan karo, qalabka wax ka beddelka dareenka, iyo hawlaha iyo barnaamijyada ku habboon qoyska.

Xeerarka

BOOQDAYAASHA

Booqashada madxafka carruurta ee carruurta aad daryeesho waa khibrad gaar ah. Si aan uga dhigno mid wanaagsan oo la xasuusto, waxaan ku weydiineynaa inaad raacdo tilmaamaha soo-booqdaha.

BALLANSO XAFLADDA

DHALASHADAADA,
DHACDADA KOOXDA,
AMA SAFARKA GOOBTA.

Pary Hats